Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Shacabka Baladweyne 28/04/2020 Ciidamada Ammaanka oo howlgalo ka bilaabay magaalada Muqdisho 24/01/2021 Sacuudiga oo xaramka dhigay qalab lagu ogaanayo dadka qaba Coronavirus (Sawirro) 08/05/2020 Akhriso:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo faray Golaha Wasiirada inay ansixiyaan Hindise sharciyeedka Doorashooyinka. 18/10/2018 Turkiga oo dib u bilaabay xiriirkii diblumaasiyadeed ee dalka Masar 12/03/2021 Xasan Sheekh ”Aniga iyo Fahad Yaasin Wax Ajande Siyaasadeed kama hadlin.” 25/08/2020 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 16/07/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 28/05/2021 Madaxweynaha Puntland oo ku eedeyay DFS in ay hurinayso colaado ka dhaca Somaliland. 25/05/2020 Dowladda Turkiga Oo Deeq Caafimaad Kale Ku Wareejiyay Dowladda Somalia 04/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.