Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like DHAGEYSO: CASHARKII 29AAD EE TAFSIIRKA QUR’AANKA KARIIMKA EE SH. XASAN GAAB 28/01/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 30/10/2021 Daawo Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Xariga Ka Jaray Machadka Sare Ee Daraasaadka Amniga 02/08/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/04/2022 Akhriso:-Guddiyada Joogatada ee golaha Shacabka oo maanta shaaciyay xilliga uu si rasmi ah u furmayo Kalfadhiga 5aad ee baarlamaanka Soomaaliya 21/03/2019 Shariif Xasan” In ra’iisul Wasaare la’aan ah dalku ahaado wali ma dhicin” 16/09/2020 Dhageyso:-Wareysi Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur 18/09/2017 laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad 17/05/2022 Dhageyso:-Kulan ka dhacay Xarunta Taliska Booliiska Koonfur Galbeed iyo Talisyada Laamaha amaanka oo manta kadhacay baydhabo 30/07/2019 Abiy Axmed oo xilka sii heysan doona inta uu ka dhamanaayo Covid-19 11/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.