Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 15/01/2023 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Nuur Cabdi ayaa xilliga la dilayay ay Kooxaha Burcadda ah ku weerareen dukaan uu iibinayay oo kuyaalla xaafada Thavesog ee hoostagta degmada soweto ee gobolka Gauteng ee dalkaasi koonfur Afrika.Ciidamo katirsan Booliska ayaa gaaray halka uu dila ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah oo ay ku baadi goobayeen Burcaddii dilka geysatay wallow aysan ku guuleysan inay qabtaan.Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida oo dhankooda tegay dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in falka lagu toogtay muwaadinka Soomaaliyeed uu u muuqday fal bahalnimo ah ayna ka walaacsan yihiin.Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah loogu dilaa Soomaalida, iyada oo oo Kooxaha Burcada ah mararka qaar ay dhac u geystaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida kadib markii ay dilaan. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. next post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo You may also like Al-shabaab oo xukun ku fulisay Nin Gabar u geystay fal kufsi ah 26/04/2021 Dhageyso:-Dood ku saabsan barakacyasha iyo Mugdiga kaamamka ka jira 07/08/2020 Video:-Kulan Su’aalo Lagu Weydiinayey Wasiirka Dhalinyarada K/Galbeed oo Baydhabo Lagu Qabtay 01/10/2017 DFS oo Bangiga Adduunka & IMF kala hadashay bilaabida lacagihii laga joojiyay 28/05/2022 Duqa Muqdisho oo Dalbaday in xal loo helo saxmada ka jirta Waddooyinka 17/12/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/06/2023 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 23/01/2023 Dhageyso:Warka Habeen 17-10-2016 17/10/2016 Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay Muhiimadda qaadista Xayiraada Hubka ee saarneyd Soomaaliya 03/12/2023 Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday nin dil ka geystay Buurhakaba 15/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.