Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 15/01/2023 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Nuur Cabdi ayaa xilliga la dilayay ay Kooxaha Burcadda ah ku weerareen dukaan uu iibinayay oo kuyaalla xaafada Thavesog ee hoostagta degmada soweto ee gobolka Gauteng ee dalkaasi koonfur Afrika.Ciidamo katirsan Booliska ayaa gaaray halka uu dila ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah oo ay ku baadi goobayeen Burcaddii dilka geysatay wallow aysan ku guuleysan inay qabtaan.Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida oo dhankooda tegay dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in falka lagu toogtay muwaadinka Soomaaliyeed uu u muuqday fal bahalnimo ah ayna ka walaacsan yihiin.Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah loogu dilaa Soomaalida, iyada oo oo Kooxaha Burcada ah mararka qaar ay dhac u geystaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida kadib markii ay dilaan. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. next post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo You may also like Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/02/2020 VIDEO ROOBAB SAACADO SOCDAY OO BAYDHABO KA DA’AY XALAY IYO BARAKACAYAASHA OO SOO JEED WAAGA UGU BERYAY 07/04/2018 Dowlada Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay labo Diyaaradood oo helicopter ah (Sawirro) 14/05/2020 Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo Taliyaasha Ciidanka oo Kulan Ka Yeeshay Dardar Gelinta Mashuurca Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye 21/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/07/2020 DHAGEYSO : SIYAASY ASHEER GALY QEYBTII 3 AAD. 11/08/2018 Dad careysan oo bannaanbax ka dhigay Magaalada Ceelafweyn 06/02/2023 Dhageeyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 16/04/2020 COVID-19 oo ku faafaya hoteelada Magaalada Muqdisho 25/02/2021 Wasiirro ka mid ah Somaliland oo laga helay Covid 19 02/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.