Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 15/01/2023 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Nuur Cabdi ayaa xilliga la dilayay ay Kooxaha Burcadda ah ku weerareen dukaan uu iibinayay oo kuyaalla xaafada Thavesog ee hoostagta degmada soweto ee gobolka Gauteng ee dalkaasi koonfur Afrika.Ciidamo katirsan Booliska ayaa gaaray halka uu dila ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah oo ay ku baadi goobayeen Burcaddii dilka geysatay wallow aysan ku guuleysan inay qabtaan.Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida oo dhankooda tegay dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in falka lagu toogtay muwaadinka Soomaaliyeed uu u muuqday fal bahalnimo ah ayna ka walaacsan yihiin.Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah loogu dilaa Soomaalida, iyada oo oo Kooxaha Burcada ah mararka qaar ay dhac u geystaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida kadib markii ay dilaan. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. next post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo You may also like Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir uga qayb galaya dalka Itoobiya 18/02/2023 MW Muuse Biixi iyo Mareykanka oo ka wada hadlay Dagaalka Magaalada Laascanood 23/02/2023 video Baydhabo Lagu Soo Bandhigey Shabakadii Ka Dambeysey Dilka Sheekh Maxamed Dayr 17/06/2017 11/06/2021 Dhageyso:-Tartankii Caawa oo ku soo dhamaadey 13 oo Xaafada Holwadaag ah. 12/05/2020 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 09/08/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ku tegay Xerada Balli-doogle 03/01/2021 Dagaal ka socda degaan hoostaga Magaalada Beledweyne 19/01/2023 Somaliland oo si kulul uga Jawaabtay hadal kasoo yeeray Dowladda Somaliya 09/06/2020 AKHRISO:-Sacuudi Carabiya oo joojiyay xoolihii ay ka soo dhoofsan jirtey dalka Soomaaliya 09/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.