Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 15/01/2023 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Nuur Cabdi ayaa xilliga la dilayay ay Kooxaha Burcadda ah ku weerareen dukaan uu iibinayay oo kuyaalla xaafada Thavesog ee hoostagta degmada soweto ee gobolka Gauteng ee dalkaasi koonfur Afrika.Ciidamo katirsan Booliska ayaa gaaray halka uu dila ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah oo ay ku baadi goobayeen Burcaddii dilka geysatay wallow aysan ku guuleysan inay qabtaan.Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida oo dhankooda tegay dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in falka lagu toogtay muwaadinka Soomaaliyeed uu u muuqday fal bahalnimo ah ayna ka walaacsan yihiin.Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah loogu dilaa Soomaalida, iyada oo oo Kooxaha Burcada ah mararka qaar ay dhac u geystaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida kadib markii ay dilaan. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. next post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo You may also like Dalka Gambia70 caruur ayaa u dhintay sharoobada lagula tacaalo qufaca 16/10/2022 Duulimaadyada caalamiga oo maanta dib u bilaabanaya iyo Amaro la soo rogay 03/08/2020 Ciidamada Yuhuuda oo in ka badan 100 falastiiniyiin ah ku dilay Gaza 21/03/2024 Turkiga Oo cambareye Weerarkii Dadkii shacabka aha ee Lagu xasuuqay gobolka Hiiraan 04/09/2022 kulanka warsanradio wareysi aanla yeelaney abdiraxman oo uu joogo magaalada beledweyne ee hiiraan. 06/09/2016 Jubbaland : Qofkii ugu horeeyay ayaa u dhintay abaaraha ka jira deegaanada maamulkaasi 07/11/2021 RW Kheyre oo la kulmay Guddoonka Baarlamaanka Galmudug 15/07/2020 Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa la kulmay maamulka gobolka hiiraan iyo qeybaha bulshada 06/04/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 31/01/2022 Beesha caalamka oo ka aamusan heshiiskii Muqdisho lagu gaaray 21/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.