Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 15/01/2023 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Nuur Cabdi ayaa xilliga la dilayay ay Kooxaha Burcadda ah ku weerareen dukaan uu iibinayay oo kuyaalla xaafada Thavesog ee hoostagta degmada soweto ee gobolka Gauteng ee dalkaasi koonfur Afrika.Ciidamo katirsan Booliska ayaa gaaray halka uu dila ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah oo ay ku baadi goobayeen Burcaddii dilka geysatay wallow aysan ku guuleysan inay qabtaan.Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida oo dhankooda tegay dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in falka lagu toogtay muwaadinka Soomaaliyeed uu u muuqday fal bahalnimo ah ayna ka walaacsan yihiin.Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah loogu dilaa Soomaalida, iyada oo oo Kooxaha Burcada ah mararka qaar ay dhac u geystaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida kadib markii ay dilaan. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. next post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo You may also like Akhriso:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho 23/02/2019 AKHRISO:- Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo caawa lagu dilay Muqdisho 03/05/2017 Dowladda Soomaaliya oo qoraal ay soo saartay ku fasaxday shaqaalaha dowladda 19/07/2021 Maxkamadda ICJ oo Maanta Go’aan kasoo saareysa Dagaalka Israa’iil ee GAZA 26/01/2024 Dhageyso:-barnaamijka dhacdooyinka caalamka 10/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada 11/08/2020 Wareysigii nabadoon gulubeey oo uu ka cabanaayo dhibaatooyin aad u farabadan ee magaalada afgooye. 06/09/2016 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Fanka iyo Suugaanta 27/08/2020 Guddoomiye Cali Jeyte oo ka horyimid xilka qaadis & magacaabis uu sameeyay Wasiir Karoore 08/01/2023 Xasan Sheekh “Soomaaliya maanta waxa ay leedahay hal cadaw, cadawgaasna waa Alshabaab” 24/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.