Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 15/01/2023 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Nuur Cabdi ayaa xilliga la dilayay ay Kooxaha Burcadda ah ku weerareen dukaan uu iibinayay oo kuyaalla xaafada Thavesog ee hoostagta degmada soweto ee gobolka Gauteng ee dalkaasi koonfur Afrika.Ciidamo katirsan Booliska ayaa gaaray halka uu dila ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgallo baaritaano ah oo ay ku baadi goobayeen Burcaddii dilka geysatay wallow aysan ku guuleysan inay qabtaan.Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida oo dhankooda tegay dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in falka lagu toogtay muwaadinka Soomaaliyeed uu u muuqday fal bahalnimo ah ayna ka walaacsan yihiin.Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah loogu dilaa Soomaalida, iyada oo oo Kooxaha Burcada ah mararka qaar ay dhac u geystaan Goobaha Ganacsiga Soomaalida kadib markii ay dilaan. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. next post Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo You may also like Dhageyso+Sawiro:-Kulankan ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Degmada, ururada Bulshada rayidka. Waxaana looga soo horjeeday faragalinta Dowladda dhexe ay ku hayso doorashooyinka Koofur Galbeed. 28/10/2018 Daawo Video:-Howlo Bur-Burin Aah oo Maanta Ciidamada Dowladu Ay Kasameeyeen Deg Afgooye 19/11/2017 Akhriso:-Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka oo amaro culus ku soo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta ka howl gala dalka. 04/04/2019 DFS oo kasoo horjeesatay shirkado qorsheynaya inay Shidaal ka baaraan Somaliland 28/12/2022 DFS iyo Hay’adaha Samafalka oo ka shiray Arrimaha Abaaraha 08/06/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 07/08/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/12/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 25/10/2020 Wiilyar oo ku geeriyooday Barkad uu ku dhacay Magaalada Hargeysa 01/08/2023 Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya 13/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.