Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Ruushku waxa uu sheegay in aanu filayn in xidhiidhka qabow ee UK uu ku sii kululaan doono Truss. 07/09/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 01/06/2023 Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay difaacanayso baddeeda 14/10/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 18/06/2023 Dhageyso:- Wereegii Labad Habeenkii 19 Laad oo ay Tartamaan Xaafadaha Baydhabo. Caawa waxaa Tartamaya Xaafadaha kala ah Holwadaag {A} iyo Towfiiq{B} 4-6-2018 04/06/2018 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/02/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/07/2021 Villa Somalia oo War ka soo saartay kulanka beri dhexmaraya Farmaajo & Muuse Biixi 14/06/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/05/2020 Ciidamada cirka ee Masar iyo Suudaan ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolatus Wadajir ah 01/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.