Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 06/11/2022 Doorashada Kuraas Ka Mid Ah Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaya Kismaayo 28/12/2021 Al-shabaab oo shaaciyay inay madax furasho ka qaateen sii daynta haweeney u dhalatay Italy. 13/05/2020 wararka caawaawa ee warsanradio dhageysi wacan. 28/08/2016 Wafdi ka socoda Hay’adda WFP oo Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo 08/05/2022 Akhriso:-Guddoonka Baarlamaanka oo loo gudbiyay Mooshin loogu yeerayo Ra’iisul Wasaaraha 20/09/2018 Howlgalka ATMIS oo sheegay inay jawaab ka bixiyeen weerarkii Buulo-Mareer 30/05/2023 Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay fatahaadaha Afgooye 24/07/2020 Farmaajo oo Maanta la kulmaya Amiirka dalka Qatar 06/03/2022 Axmed Madoobe: Shacabka Soomaaliyeed uma baahna cid kala qaybisa 20/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.