Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Golaha Shacabka oo ansixiyay Miisaaniyadda 2021 29/12/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/02/2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwo kalena Magacaabay 08/08/2021 Maxaa ka jira in Coronavirus uu ka soo fakaday sheybaar ku yaalla Shiinaha? 17/04/2020 Guddiyada Farsamo Ee DF Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmay Baydhabo 15/02/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/12/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/02/2022 Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Bulshada Rayidka? 28/11/2023 Mareykanka oo gacanta ku dhigay shidaal malaayin dollar ah oo ay Iran leedahay 15/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.