Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo written by Warsan Radio 15/01/2023 Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxmuud ayaa Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdifataax Mahad Cabdirahmaan, Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Salaad Mohamed Muktaar, Siyaasiyiin, Sarakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa wafdiga Baydhabo kusoo dhoweeyey.Agaasime Hussein Sheikh Mohamuud ayaa socdaalkiisa Baydhabo ku qotama hordhaca Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo ka qeybgalka Shirka Dib-uheshiisiinta Koonfur Galbeed. Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika next post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti You may also like Shirka Wadatashiga Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Deni oo ka furmay Garoowe 23/03/2024 Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha 10/05/2022 Dowladda oo qubaro u dirtay garoonka Beledweyne (Sawiro) 31/08/2020 Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug 07/01/2023 Laamaha Amniga oo Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Burcad dhac geysatay 12/08/2022 Dhageyso:-Warka galab ee Idaacada Warsan 02/12/2021 Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Ururada Siyaasadda iyo Bulshada Rayidka (Sawiro) 24/08/2020 Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah 19/06/2022 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 03/08/2017 DHAGEEYSO:-Warka Habeenimo ee idaacada Warsan 07/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.