Madaxweynaha maamulka KG soomaaliya Shariif Hasan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Ururka Suxufiyiinta KG Soomaaliya
Shariif Hasan Ayaa Waxaa Uu Saxaafada Uu Ka Dalbadey In Ay La Shaqeeyaan Maamulka KG Soomaaliya Dhankood saxaafada Waxaa Ay Balan Qaadeen In Ay La Shaqeyn Doonaa Maamulka KG ee Fadhigiisa baydhabo yahay
Dhageyso Afhayeenka Maamulka KG Cabduqaadir Nadaara oo Kulankaasi Ka Warbixiyey