Afhayeenka odiyaasha Dhaqanka KGS Ee ayaa sheegay inay yee sheen Shirjaraacid Ay ku Yeeshen Magalada Baydhabo Shirkaas oo loogu hadlayey sidii loo soo xuli lahaa golaha shacabka Ee barlamaanka dowlad gobaleedka konfur galbeed soonmaaliya sidookela Afhayeenka ayaa ugu baqay ciidanka dowlada dhaxe iyo kan konfurgalbeed soomaaliya iyo kan amison inay umada dhibada aynan u geysanin deeganada ayaa qabsanayaan ,
HOOS KA DHAGEYSO CODKA AFHAYEENKA DHACANKA KGS