BAYDHABO–(WSR)–Xafiis cusub oo ah Nadafada ayaa laga furay magalada baydhabo janaay ee gobalka baay madaxdii kahadashay iyo arimaha bulshada oo dhan ayaa is ku guyimid munaasabada waana xafiis cusub oo hada la furay si ay waxa ugu qabtaan nadaafa xumada ka jirta bilacada magalada.
Codadka hoos ka dhageyso