BAYDHABO–(WSR)–waxaa warasi la yeelanay Wasiirka Warfafinta ogaas xasanwareysigaan ayaa meela badan tabanaayo ayaa waxaan ka waydiinay sababta uu ujoogo degmada berdaale asiga iyo wasiirka amniga cabdi fatah geesay wasiirka warfaafiinta ayaan waxaan waxa ka way diinay ciidan lasheegay in tababar loogu furay degmada berdaale iyo intay tiradooda la egtahayba
hadab wareysikaan dhageyso