Qasaxdheere–(WSR)–Wareysi oo aanu Laylanay Godoomiyaha Qasaxdheere Isaaq Bukud oo ka warbixiinaayey xalada degmada wuxuu noo sheegay inay magalada Qasaxdheere ay ka ficantahay siid hore amniga iyo xaga bulshadaba-
HOOS KA DHAYGAYSO CODKA GUDOOMIYAHAY