Goor aanu layelanay wareysi gudoomiya degmada diinsoor ayaa ka warbixiyey xalada bini adinimo ay ka jirta sida isbitalada iyo waxa barashada iyo dhamaan edeegii bulshada maamulka konfur galbeed soomaaliya iyo jaalidaha ka soo jeedaba inay ay la soogaaraan gergaarka bini adinimo illaha baa bixiyo lkn dedaalka ayaga ayey ku xirantahay.
Wareysiga Hoos Ka Dhageyso.