Wasiirka xub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleehiyaadka maamulka koonfurgalbeed soomaaliya Xasan Eeley ayaa waxaa wareystey wariye Cali ilyees Cabdullahi waxaana uu kaga warbixiyay xaalada ciidamada iyo sida ay u socto.
Wasiirka ayaa waxaa kale uu ka warbixiyay safaradii dhowaan ay ka kala bixiyeen deeganada hoos taga gobolka baay waxaana sidoo kale ka hadley weerarkii shabaab ay wada ugu daleey, waxaana tibaaxay in qarax meel fog fog ay ku rideen shabaab.
Sidoo kale waxaa uu saheegay in ay guud ahaan ay ka xureyndoonaan gobolada koongalbeed ee soomaaliya waxaana sidoo kale baaq u direy dhalinyarta u dagaalanta shabaab inay isaga soo baxaan ka dibna ay difaacaan dalkooda sida hadalka u dhigey.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso.