Xasan Eeley oo ah Wasiirka xub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleehiyaadka maamulka koonfurgalbeed oo gaarey deegaanka Awdiinley ayaa waxaa uu la hadlay dadkii Ehelada u ahaa labo nin diley iyo ninkii dilay oo asna la diley.
Wasiirka ayaa waxaa sheegay in uu ka xunyahay in dil ka dhaco halkaasi waxaana sidoo kale sheegay in ay wanaagsantahay qofkii qof dilo in la dilo
Amintaan ayaa imaaneysa xili deegaanka qof lagu diley qofkii diley asna la diley ayadoona dadka deegaanka ay taasi ku abuurtey in halkaasi uu ka dhaco shaqaaqado.
Hlkaan Hoose Ka Dhageyso.