DIINSOOR–(WSR–:-wareysi aanu layeelanay gudoomiyaha degmada diinsoor ibraahim Maxamed nuur ayaa wuxuu noosheegay inay ciidan badan ay u soo xireen tababar uga socoaday degaanka diinsoor deegaanka ayaa hada amnigiisa aad u wanaagsan yahay tedakela wuxuu noosheegay in isbitaalka u baahan yahay qalab cafimaad iyo daryeelba dadka deegaanka ayaa u bahan inlugu taageero garab istaaga dhanka bulshad.