Gudoomiye maamulka degmada qasaxdheere isack bokood ayaa wareysi ku faahfaahiyay xaalada degmada qasaxdheere ayaa waxaa uu sheegay in xaalada amaan ee degmadaasi ay wanaagsantahay.
Isack bokood ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in degmadaasi in degmadaasi ay san laheyn dugsi sare iyo jaamacad aysan laheyn magaaladaasi ay u bahantahay in wax laga qabto.
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu tibaaxay in magaalada ay leedahay keliya dugsi hoose ardayda u baahan dugsi sare ama jaamacada ay aadayaan magaalooyinka baydhabo iyo magaalada mogdisho waxaa sikale uu sheegay in ay jiraan qaar ay aadayaan dalka kenya.
isku soo wada duub wax barasharada degmada ayaa ah mid liidata waxayna u bahantahay in wax laga qabto.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga.