Gudoomiyaha degmada baydhabo Cabdullahi Cali watiin ayaa waxaa uu sheegay in ay jirto hormar ay sameyneyaan dadka deegaanka ee ka imaaday qurbaha.
Cabdullahi Cali watiin ayaa sidoo kale tibaaxay in ay hormarka dhanka beeraha ay sameyneyaan dadka deegaanka ee qurbaha ka imaaday.
Waxaana sidoo kale uu sheegay in ay jiraan ceelal ay qodeyaan dadkaasi si ay u hormariyaan beerahooda waxaana ay arintaan ku soo aadaysa xeli magaalada baydhabo ay sameyneyso hormar balaaran.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso.
kusimaha-madaxweynaha KGS