Cabdiqadir Axmed (chief sagaarey) waa Afhayeenka guud Koonfurgalbeed Soomaaliya ee qarada yurub waxaana uu ku suganyahay magaalada booros ee dalka sweden qadka telfoonka ayuu wareysi ku siiyay wariye Maaxiye Cabdinuur Yuusuf, waxaana si kulul u weerarey siyaasiinta deegaanada koonfurgalbed ee soomaaliya iyo madaxweyne shariif Xasan Sheekh Aadan .
Afhayeenka oo inta badan ka hadla taariikhaha iyo dhacdooyinka deegaanadaasi ayaa waxaa sheegay in inta badan siyaasiinta ay ka gaabiyaan hormarka dadkooda waxaa uu intaasi raaciyay in siyaasiin ay yihiin ku keliya fiirsada danahooda.
Chief safaarey ayaa shacabka u sheegay inay ka tashtaan siyaasiinta hada jira asigoonatilmaamey inaysan u haynin wax hormar ah shaqsiyaadka hormuudka u sayaasada gobolada koonfurgalbeed soomaaliya.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso wareysiga.