Malaaq Ali Boorow oo aan wareysi layeelaney waxa uu inoo sheegey in ay waxqabad weyn ay ka qabteen xaafada towfiiq uuna ku booriyey dhamaan shacabka ku nool koonfurgalbeed in ay isku tashaan mida kalena in heyadaha gargaalka ayaga xitaa in ay waxka qagtaan. waana kanaa dhageyso wareysigii malaaqa.