BAYDHABO—(WSR)– wareysi aanu layeelanay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Dib udhiska Gobolka Baay Dooyoow ayaa ka warbixiyey dib udhiska ka socada gobalka baay gaarahaan wadada weyn oo u ah halbawlaha u ah magaalada baydhabo jaanay hadaba ila dhageyso codka dugoomiye ku xigeenka dooyoow..