Baydhabo–WSR–Wareysi ku Saabsan Cabasho Ka Imaanyaso Shacabka reer Baydhabo shacabka ayaa waxa hay ka cabanaayaan wado 3 beri ka hor la burburiye ayna sheqa ka soconin ilaa hada wadadaasi ayaa saameen wayn ku haysa gaadiidka iyo dadkaba ila dhageyso wareysiga,