BAYDHABO–(WSR)–Madoobe Nuunow oo Aanu Ka waraysanay Wazaara Diisa Waxay Ay Qabato wuxuu noo sheegay asigoo u waramaayey warbaahinta konfur galbeed soomaaliya iyo radio warsan in uu mesha xuulaha la guqalo iyo mesh ay reer miiga canada ku iibinayaan in loo dhisaa waana ku telajirnaa goor dhaw .
hoose ka dhageyso codka madoobe nuunow..