BAYDHABO–(WSR)—Waxaa maalintii shaylay ahaad magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka bay oo soo Gaaray wasiir kuxikiinka wasarada gaashandhiga dowlada fadaraalka soomaaliya oo aanu wareysi xasaasi ah aanu la yeelanay warasigana sidaan ayuu u dhacay dhageyso codka wasiirka.
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Fedaraalka Cabdalla Xuseen Cali iyo wafdi ka socda dowlada oo shalay gaaray Magaalada Baydhaba ayaa ka warbixiyey safarkooda.
Wasiirka ayaa sheegay in magaalada Baydhaba ay u gaareen sidii ay uga qeyb gali lahaayeen kulamada hada socada ee lagu doonayo in lagu dhameystiro howlaha Maamulka.
Waxa sidoo kale uu ka sheekeeyey halka ay marayaan dhismaha isku dhafka Ciidanka iyo la dagaalanka Shabaab.