Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay baahineysaa 7 jago oo ka banaan
Gudiga Shaqalaaha Rayidka. Jagooyinka banana waxay kala yihiin sida soo
socota:
Shaqo 1. Guddomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka (Civil Service
Commissioner)
Shaqo 2. Labo gudomiye ku xigeen: (Two Deputy Commissioners)
Shaqo 3. Agaasimadda Siyaasadda: Director of Policy, Records and merit
protection
Shaqo 4. Agaasimaha Isku duwidda shaqaalaynta: Director of Recruitment
Coordination.
Shaqo 5. Karaaninga Xiriirada iyo Diiwanaada (Policy): Clerk,
Correspondence and Records (Working with Policy Director)
Shaqo 6. 2 Karaani Xiriirada iyo Diiwanaada: Clerk, Correspondence and
Records
Shaqooyinkaan oo faahfaahsan waxaad ka dheehan kartaa mareegta internetka
ee radiomuqdisho.net ama somalijobs.net
Sida Loo soo codsan Karo:
Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud,
Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – SiDeSol2@hotmail.com ugu
dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed
(CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo
sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah
Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan
intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.
Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.
Tel: +252612345534 | Email: SiDeSol2@hotmail.com | Baidoa, Somalia