Agaasimaha waxbarashada aziizo shig shigaw iyo aqooniyaanida iskoolaadka oo ka war bixiyey hormarka ka socoda degaan keena ayagoo baaq u jeediyey bulshada degaankaan inay ay ka qiibqaataan hormarka dalka gaar ahaan degaanada konfur galbeed soomaaliya