Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka KGS Marwo Binti Ibraahim
Binti Ibraahim Cali Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka Iyo Xaquuqul insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaliya oo la hadashay Warbaahinta (kgs) ayaa Sheegtey in Odiyaasha soo xulaya Xildhibaanada ay yeelanayso Dowladda KGS iney ku daraan kaalinta Haweenka isala markaana ay muujiyaan doorka Haweeka ay ku leeyihiin Baarlamaankaasi.