Maanta oo kale waxay ku beegantahay maalintii dhintey Abwaan Sahal Macalin Ciise oo ahaa abwaan sameeyay heeso iyo gabayo badan oo ugu hadlay nabada, wadanoolaanshaha iyo iswanaajinta.
Magaalada london ee dalka Ingiriiska ayuu ku dhigtey 11/10/2014 waxan aaskiisa ku qabqaaday dad badan oo soomaali ah.
Cabdiqaadir cheif Sagaarey ayaa waxaa uu ka hadlay halgenkii uu u soo marey afka maayga waxaana uu sheegay in waxyaabo lagu xasuusto ay ugu sameyndoonaan deegaanada Koonfurgalbeed ee Soomaaliya.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Sagaarey.