Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariifxasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu
maanta ka furay magaalada Baydhaba Shirka Madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016 ayada
00 munaasabad lagu furayay Madasha ay ka dhacday hoolka shirarka Koonfur Galbeed ee
magaalada Baydhaba.
Munaasabada lagu furayay shirka Madasha Wadatashiga doorashooyinka Qarank 2016 00 SOCOfl
doonta mudo 2 maalmood ah ayaa waxaa kasao qaybgalay wasiirada haweenka iyo xuquuqul
Insaanka xukuumada federaalka Soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar. gudoomiyaha
guddiga madaxa banaan ee cioorashooyinka qaranka marwo Xalimo Lsmaciil Ibraahim Yareey.
wakiilo ka socday UNka. wasiirada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. gudoomiyaha gobolka
Bay. kan degmada Baydhaba. odayaasha dhaqanka. ururka haweenka gobolka Bay iyo kan
degmada Baydhaba. culumaa’udiin iyo ururka dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee buishada.
Gudoomiyaha-Gobalka-Baay-Cabdirashiir-Cabdullaahi-maxamed
mudane-Shariif-xasan-Sheeq-aadan
waziirada-Haweenka-Iyo-Xaquuqal-Insaanka-Marwo-zahro-samatar-cali-
1 comment
waa arin lagu farxo