Baydhabo-(WNN) Munaasabad tababarka loogusoo xirayay ciidamo kor u dhaafaya 200 oo ka tirsan kuwa dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Munaasabada oo uu goob joog ka ahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada AMISOM/ETHIOPIA ee gobolada Bay, Bakool iyo weliba saraakiil kale oo ka tirsan AMISOM.
Ciidamadaan ayaa waxa uu tababar mudaba uga socday magaalada Baydhaba ayada oo ay tababarayeen saraakiil iskugu jirto Soomaali iyo Itoobiyaan,