Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu ugu baaqayaa maamullada Puntland iyo Galmudud iyo dhamaan beelaha walaalaha ah ee wada-dega magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, kuwaas oo deegaan, dhalasho iyo noloshuba ka dhaxeyso in ay xaalada cakiran ee dagaalka ah ku soo dabaalaan nabad iyo wada noolaasho.
Golahu waxaa marka hore uga tacsiyeynayaa dhammaan dadka ku geeriyoodey dagaalka sokeeya ee maalmaha socday, waxaa ilaahey uga baryeyna inta dhimatey janada fardowsa, intii dhaawacana in ilaahey ha bogsiiyo.
Golaha waxaa uu aad ugua xunyahay in dagaalada ay ku dhinteen dad aan waxbo galabsan kuwo kalena ay ku barakaceen islamarkaasna hanti farabdan ku burbrutay. Waxaan u aragnaa in ay muhiim tahay in hogaamiyahaasha maalmul gobaleedyadu ay fahmaan in ummadda aysan u baahneen dagaal iyo in la kala qeybiyo. Ummadda Soomaaliyeed waxa ay u baahan tahay hogaamiyeyaal maskax furan, kuna shaqeeya is dhexgalka bulshada, isla markaasna leh hami ah in ummadda ay ka badbaadiyaan dhibaatooyinka ka dhalan karo dagaalada sida nabadgalyada xumida iyo hurmar la’aanta. Waxaan rajeynaya in caqliga uu shaqeeyo lagana maarmo in la aamino fikradda ah, in dagaal wax lagu xallin karo.
Walaalayaal, waxaa marag ma doonta ah in umadda Soomaalidu ay yihiin dad isla dhashey, oo ood-wadaag ah oo isu ah xidid iyo xigaalba, waxaan idinku dardaarmaynaa xaalada amni daro ee cakiran aysan saamaynin wada-deganaanshihiina iyo wada-noolaanshaha soo jireynka ah ee idinka dhaxeyso.
Waxaan baaq nabadeed u direynaa dhammaan kooxaha ku dagaalamaya ama ku lugta leh khilaafka gacan ka hadalka dhaliyey ee ka taagan magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Waxaa u aragnaa ayaan darro ah in maanta dagaaladaas ay sababeen dhimasho, barakac iyo dhibaatooyinka kale oo ka dhasha dagaalada sokeeye marka ay dhacaan.
Waxaan baaqaan u direynaa oo klae odayaasha dhaqankaSoomaalida ee deggan agagaas, hogaamiyayaasha labada maamulood, cuqaasha iyo wax-garadka Puntland iyo Galmudug, gaar ahaan reer Mudug inay colaaddan soo jiitdantey maalmahaan danbe si daacad ah ugu gurmadaan una soo afjaraan.
Xukuumada Federaalka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqeynaa inay dagaalkasi eheliga joojiyaan, oo xil waaro u helaan, wixii dhaawac culus ahna loo gurmado iyo in cidna dan uma aha khilaafaadkan. Dagaala wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dasho .
Ugu danbeytii Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu aad ugu damqanayaa dadka walaalaha ah ee ku dhimanaya colaaddaas, wuxuuna mar labaad iyo mar sedexaadba ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaannadaas inay colaadda demiyaan miiska wada hadalka isugu yimaadaan.
.
Mahadsanidiin.
Abdulkadir Abukar Sheikh
Gudoomiyaha Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Soomaali
Southwest Salvation Council (SSC)
Kala soo xiriir/Contact address: email: southwestsalvation@gmail.com,
Tel. +252-6155559518, +252 6179999512, +46-769204761 , Facebook. southwest salvation.
1 comment
QABIILLADA SOOMAALIYA IYO KARTIDOODA DAGAAL
casharradii laga bartay 25kii sanno
3da beelood ee Soomaalida ku caan baxay dagaallada oo kala ah DAAROOD, HAWIYE IYO DIGIL-MIRIFLE, waxay leeyihiin 3 qabiil oo kala ah DUGAAG, DAANYEER IYO MAROODI, waa marka loo eego awoodda iyo kartida dagaal ee ay kala leeyihiin qabiiladaas.
DUGAAG waa qabiilka leh awood, geesinimo iyo karti dagaal, kuna caanbaxay dhiig-cabnimo.
MAROODI: waa qabiillada aan lahayn karti dagaal, hase yeeshe leh xoog maroodi, xattaa hadii aad dishid waxaa kugu filan in uu kugu soo dhaco, waad dhimanaysaa, kuwa kale waxay moodayaan in uu asaga ku dilay, laakiin sidaas ma aha.
DAANYEER: waa qabiillada aan lahayn karti dagaal iyo xoog maroodi toona, laakiin leh, MICIYO DAANYEER, markuu afka kala qaado, oo dhogorta kiciyo ayuu ismooda libaax, laakiin uusan dawacana iska celin karin.
Haddaba sidaas si la mid ah, wxaa leh Daarood, Hawiye, iyo Digil-mirifle.
HAWIYE: Dugaaga Hawiye, waa Habar-gidir, Daanyeerkoodana waa Xawaadle, Maroodigoodana waa Abgaal.
DAAROOD: Dugaagga Daarood waa Mareexaan, Daanyeerkooda waa Majeerteen, Maroodigooda waa Ogaadeen.
DIGIL-MIRIFLE: Dugaaggooda waa Xariin, Daanyeertooda waa Leysaan, Maroodigooda waa Hadame.
Majeerteen, Leysaan, iyo Xawaadle, waxaa lugu yaqaannaa, wiilal qurux badan, oo booshash badan, Dabajeexa isku duu-duuba, gawaari tikniko ah oo far badan is daba dhiga, laakiin haddii ay dawaco soo yeertana ka dheereeyaan Cabdi-bilaha.
waxaa dhagaha kaga kaadsha Xariin iyo Sacad, haddii lacagta badan iyo af-minshaarnimadooda ahaan lahayn adduunyada waa horaa laga wayn lahaa, laakiin waxaa Ilaahay u dulleeyey oo ku bad-baadiyaa 3da MAROODI ee kala ah Ogaadeen, Abgaal iyo Hadame, oo ay marba dhinac isaga kaxaystaan. Inta badan dagaalka lala galo Majeerteen, Leysaan iyo Xawaadle waxaa laga helaa HUB badan, RAASHIIN, SAACADO iyo MOBEYLLO qaali ah.
Ogaadeen, Abgaal iyo Hadame malaha caqli, karti dagaal iyo geesinimo toona, laakiin fara-badni oo aan caqli badan la soconin ayey cowska ku daaqaan, markii 100 laga dilo ayay kun soo safaan, sidaas darteeed dagaalkooda waxaa ka fudud rarashadooda.
Habar-gidir, Mareexaan, iyo Xariin waa dhurwaa, oo hooyadood hadday nooshahyna nuuga, hadii ay dhimatana cuna. 3dan qabiil ma lahan gar la qabto ee waxay leeyihiin gafuur la jebsho, waana tan keliye lugula noolaan karo.
Habar-gidir markay xaalada ku xumaatto ayay Hawiye sheegatta, Mareexaana markay ku xumaato ayuu Daarood sheegtaa, Xariina markay ku xumaato ayuu Eelay ku cararaa.