Wasiirad ku xigeenka wsaarada Haweenka qoyska iyo arimaha xuquuqul insaanka ahna Mudane ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed Somaliya Marwo Binti Ibraahim Cali ayaa caawa ka hadashay siyaasada fashilantay ee ka jirta Shabeelada hoose. Wasiirad Binti ayaa sheegtay in lagu duulay Shabeelada hoose islamarkaana aan loo ogoleyn in dadka deegaanka ay isku filnaadaan si ay iyaga isku maamulaan, waxaana daboolka ay ka qaaday in dullanka Gobolka uu wajiyo badanyahay. Binti ayaa sidoo kale ka hadashay arimo badan oo xasaasi ah, halkan hoose ka dhegeyso.