degmada waajid oo ka tiran gobolka baay ayaa gaarey qaar ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo ka mid ahaa wasiirka hub ka dhigista dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya mudane XASAN EELAAY, xildhibaanada gadoomiyaha gobolka iyo qaar kale oo ka mid ah saraakiil ka tirsan dowlada Itoobiya ayaa koob joog ka haa iyo bulshada ku dhaqan deegaankaas ciidamada ayaa la aasssey 3 bishii 7aad 2015 sidoo kale ayaa qaar ka tirsan ciimada waxaa la wareegey saraakiilka ka tirsan dowlada itoobiya sida warka aan ka heleeyno in ciimada 4 bilood degmada heesey oo iminka ciidamadaa qalabkooda loo diyaariyey waxaana la wareegey dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.
Eeley