wareysi ku saabsan maxaa iska bedalay degaanka diinsoor gudoomiyaha degmada diinsoor ibraahim shik shigow oo nogu war bixiyey xalada amaan ka ee degmada diinsoor waxan kela aan waxa ka waydiinay wadada u dhaxayso degmada diinsoor iyo baydhabo goduumiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yir waan is ku furdoonaa wadada waxaa kela uu sheegay inay wada xiranyihiin xaruumihii waxa barashada degaankaasi.