Waxgaradka iyo Odayaasha Degmada Buurhakaba ayaa Wax laga xumaado ku tilmaamay in shaqsi sheegta wasiir Maamul” shaqsiyaad uu laalush ka qaatay u magacaabo Xilal isaga oo “aan wax wada tashiya kala yeelan dadka degmadaasi degan sida hadalka u dhigeen.
Cabdiraxmaan Ibraahim aadan Sate oo ku magaacaban Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya “ayaa lagu eedaynayaa in ay dadaka reer buurhakaba is ka ho.
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya” Shariif Xasan ayaa loogu baaqay in uu wax ka qabto dulankaasi
Waxgaradka iyo Odayaasha degmada Buurhakaba ee Gobalka Baay ayaa mar ay halkaasi booqdeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed si cad ugu sheegay in aan degmadaaasi loo soo magacaabin dad aan u dhalan ama aan waxna kala socon shacabka ku dhaqan degmadooda. Waxayna ka codsadeen madaxda dowlada Koonfur Galbeed in iyaga lagala tashado dadka madaxda looga dhigayo ee aan jeebka lagala