Shaqaalaha Wasaaradaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Tababar u Qabtay, Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalimiga Ee KGS.
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalimiga Ee KGS Maxamed Xaaji ayaa Sharxaya danta laga Leeyahay Tababarkan.
Halkan Ka Dhageyswo,