Gudoomiyaha Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool C/laahi Yariisow ayaa ka warbxiyey Xaalada Degmadaas isla markaana waxa uu sheegey Roob dadka iyo Duunayada ay ku diirsadeen uu ka da’ey Degmadaas.