wareysi ku saabsanoo aanu la yeelanay Teliyaha booliska gobalka bay korneel mahad oo ka war bixiinayey ciidamao boolis ah oo la geeyey degaanka goofgadud si ay u cawiyaan ciidanka daraawishta ka hoowlgalo degaankaasi ciidanka booliska ayaa lasheegin tirada Dhanyihiin teliyaha ayuu wuxuu sheegay in degma kasta ama tuula kasta la geendoono ciidan boolis ah ku ficalan sida hadalka u dhigay teliyahay