Ciidamada Gaarka Ah Ee Kgs Ayaa Waxaa weerar Ay Ku qaadeen Degaanka Reydabo oo Qiyaastii Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Ay U Jirta 30km Halkaasi Oo Lasheegey In Ay Ku Dileen In Kabadan Afar Qof Oo Lasheegey In Ay Ka Tirsinayeen Urarka Al Shabaab Sedex Kalena Gacanta Ay Ku Soo Dhigeey Ciidamadaasi Katirsanaa Al Shaaba Ayaa Waxaa La Sheegey In Halkaasi Ay Ku Diyaarinaayeen miinooyin Afar Kamid Ah Weydidiin Iney Isku Dhibaan Ciidamada Kadibna Halaak Ay Isku Qarxiyeen Sedex Kamid Ahna Hada Gacanta Ay Ku Jiraan Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Maxamed Abdi Nuur Ayaa Arimahaasi Kawarbixiyey
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}