Ka dib markii dagaal u dhexeeya beelaha dega koonfurgalbeed soomaaliya uu ka dhacay deegaano hoos taga degmada baydhabo ayaa waxaa soo baxaya baaqyo ku aadan joojinta dagaaladaasi.
Warbaahinta koonfurgalbeed ayaa qaar ka mid ah dadka ku nool qurbaha u qabatey dood wadaag ku aadan dagaaladaasi waxay dadkaan isku arigti ku noqdeen xaalada deegaanka ka jirta sheegeyna in aan fiicneyn dagaal dhexmara beelaha koonfurgalbeed degan.
Halkaan hoose ka dhageyso dood wadaaga.