Buur(WRB)Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Axmed Maxamed Qeer Ayaa Waxaa Uu Fafaahin Kabixiyey Qaraxyo Miino Ah Oo 11 maanta Ka Qarxadeen Meel Kabaxsan Degmada Buur Hakaba Waxaana Uu Sheegey In Qaraxyadaasi Ay Ahyeen Miinooyinka Dhuulka Lagu Aaso Gudoomiye Kuxigeenka Ayaa Waxaa UU Sheegey In Qaraxyadaasi Lala Damacsanaa Ciidamada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Oo Howlgalo Ay Kawadeen Duleedka Degmadaasi
Dugoomiye Kuxigeenka Degmada Buur Hakaba Axmed Maxamed Qeer Ayaa Arimahaasi Ufafaahiyey Warsan Radio
WAR DEG DEG:Qaraxyo Lagu Weerarey Xarun Ay Ku Sugnayeen Ciidamada KG
previous post