waxaa maanta ayisaga bexeen ciidamada Ethopia oo kusugnaa mudo badan Degmada Tiyeegloow cidamada ayaa waxaa ay ka ruqaan saaka arootii ayagoo ku amray in ay ka wada baxaan dhamaan ciidamada soomaliyeed sheegayna in aysan cidi aga tageenin
sidaa darteed waxaa magaalada tiyeegloow gacantaku dhigay ciidamo tira badan oo ka socday alshabaab majirto cid ilaahada halkaas lagu dhibaateeyay
Ciidamada Ethopia oo Degmo muhiim ah faaru jiyay
previous post