{WARSANRADIO} DHAGEYSO :- warbixin kusaabsan doorashadii maanka ka dhacday beydhabo iyo shir jaraaid ay wada qabteen madax weeynaha kgs iyo micjal cittin ayagoo ka qeeb galay doorashada maanta
muran iyo isjeed jiid kadib qeebtii labaad ee maanta xiliyada maqrabeeyadii ayaa ladoortay laba xildhibaan oo cusub dha geeyso