Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Somaliya Ayaan Wali Wax Jawaab Ah Kabixinin Qeylo Dhaanta Kala Harka laheeyn Ee Kasoo Yeereysa Dadka Ku Nool Weybo Kamid ah Degaanada Abaarta Kajirta Ee Maamulka Koonfur Galbeed Katirsan.
Dadka Kasoo Jeeda Degaanada Iyo degmooyinka Gobolka Bakool Ayaa Laga Yabaa In Ay Ka Soo Caga Cageyaan Meelaha Abaarta Daran Xiligaani Kajirta.
Abaartaan Gobolada Dalka somaliya Kajirta Xiligaani ayaa Waxaa ay Keentey roobabkii Lawaayey’Sameyntooda Laga Dareemey Ceelalka laga dhaansado Biyaha,’Warooyinkana Ay Ku lamaanan yihiin,Beerihii Oo Aan La abuurin’kuwii La Abuureyna Oo Aan Dhuulkii Ka Soo Bixin Biyo La’aan Dartii Oo Dhuulkii la Qalaley.
Masuulin Katirsan Degmooyinka Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Ay Shegeey In dad Badan Ay Barakaceen Kuwa Kalena Ay Ku Dhow Yihiin Barkacaasi In Ay Sameyeen Hadii Ay Wax Kawayaan Keydkii Rashiinka Oo Mudo Ku Dheerinaayey In Ay ku Sii Noladaan Degaankooda.
Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ayaa Kamidka ah Degmada Shacabkeeda Abaarta Iyo Godoonka Neebsiga Laheen Ay Saartey ururka Al Shabaab.
Cabdulaahi Yareesow Oo Ah Masuulka Degmada Waajid Ayaa Waxaa Uu Idaacada Risaala U Xaqiijirey In Xaalad Adag Oo Xoolo Badan Ay Ugu Naf Wayeen Kuwo Kalena Socodka Ay yareyeen Shacabkana ay Ku Dhow Yihiin Kuwo Nolol Karaadiya Degaanada Kale Ee Ku Soo Dhow.
Degmada Hudur Ee Xarunta Goblka Bakool Ayaa Ka Mid Ah Degmada Nolosha Ay Kasoo Raadiyeen Shacabkii Kasoo Barakacey Meelaha Kale Ee Katirsan Bakool Iyadoo Degamadaasi Xaaladeeda ay Adkeyd Oo Hadana Gaarey Shacabkii Kale Ee kasoo Ordey Dagaalkii Kadhacey Degmada Tiyeeglow Sida Uu Sheegey Maxamed Macalin Axmed Gudoomiyahay Degmada Hudur,