Magalada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay ayaa Ah mid aad U wanaaksan amnigeeda ,Waxaana Ciidamda ay Bari tano ay kawadan Xafadaha Magalada Baydhabo Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Adan Ali Adan Carab ayaa waxaa Uu ka warbixiyey Ammanka Magalada Baydhabo siduu yahay
Baydhabo ayaa aha Mid Ay ka soo Kabsaneyso Amaan Daradii Ka jirtey waxana Habeen Iyo Maalin Baritoono Kawada Ciidamda Boliska Garka koonfur Galbeed Soomliya.
Wariye Feysal Dhayow Xuseen